BBC Somali 4.2.3 Icon
4.5
1.4K Ratings
100K+
Downloads
4.2.3
version
Mar 13, 2019
release date
36.0 MB
file size
Free
Download

What's New

About BBC Somali Android App

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee Zeno Media waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn.
Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (Qiimaha dal walba u yaal ayaa laga qaadayaa wicitaanka teleefonka. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin)

- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali

- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka.

- Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali

Xog kale oo kuu gaar ah (sida magacaaga ama email-kaaga) lama keydinayo. Xogtan waxaa la keydin karaa oo kaliya haddii ay waafaqsan tahay Sharciga Xuquuq Shaqsiyeedka Zeno Media, oo laga heli karo
https://www.zenomedia.com/wp-content/themes/zeno/privacy_policy.pdf

Wargelinta waxaa ku jiri kara ogeysiis, codad iyo calaamado. Kuwan waxaad ka beddeli kartaa (Settings notifications). Xogta app-kani uruuriyo ee ay ka mid yihiin cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee aaladdaada iyo goobta aad joogtid, iyagana waxaad ka heli kartaa Settings


The official BBC Somali news Zeno Media app offers the latest programmes and news headlines. You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (standard geographic charges from landlines and mobiles may apply. Check with your provider before calling).

- Read the latest news headlines from the BBC Somali website

- Listen to your favorite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service

- You can access the most recent editions of:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali

No other personal data relating to you (such as a username or email address) is processed. Such information will only be processed in line with Zeno Media's Privacy Policy, available at https://www.zenomedia.com/wp-content/themes/zeno/privacy_policy.pdf

Notifications may include alerts, sounds and icon badges. These can be reconfigured in Settings (notifications). Details of data this app collects, including the unique identifier relating to your device and your location data, is also found under Settings

Other Information:

Requires Android:
Android 4.1+
Other Sources:

Download

This version of BBC Somali Android App comes with one universal variant which will work on all the Android devices.

Variant
402351
(Mar 13, 2019)
Architecture
armeabi-v7a x86
Minimum OS
Android 4.1+
Screen DPI
nodpi (all screens)
Loading..